🔰 SAMEWADE E-BOOKS ™ · FAQs

MUXUU CHANNEL QABTAA?

Wuxuuu umada soomaaliyeed u kaydiyaa buugta kuna bixiyaa ama la wadaagaa dhalinta soomaaliyeed hab free ah

Ma laidinka heleyaa buug ta markay soo baxaan?

Haa waad ka helysaa bil kadib marka uu qoraagu soo bandhigo buuga.

Meela kale oo la idinka soo xidhiidhe maleediin?

Haaa Fb searching samewade books